Rabshado hor leh oo ka dhacay masaajidka Al Aqsa

Boqolaal Falastiiniyiin ah iyo in ka badan 20 kamid ah booliska Israa’iil ayaa ku dhawaacmay rabshadihii saddexdii maalmood ee lasoo dhaafay ka dhacay masjidka Al Aqsa.

Dibadbaxyaasha ayaa dhagaxaan ku gooyay afaafka hore ee saldhig boolis ah oo ku yaalla Qudus halkaas oo booliiska Israel ay ku ridayeen rasaas cinjr ah ah iyo bam gacmeedyo, sida ay wararka sheegayaan.

Waxaana laga cabsi qabaa in maanta ay mar kale halkaas ka dhacaan rabshado hor leh, Waxaa sii kordhaya khalalaasaha oo markii hore ka dhashay qoysas Falastiiniyiin ah oo laga saaray xaafad ay deganayeen oo daris la ah misaajidka.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker