Korjoogtada Euro-Mediterranean oo ‘dambi dagaal’ ku tilmaamay dilkii saddexdii dhallinyaro ee isbitaalka lagu dhex toogtay

Kor-joogtada ururka xuuqrda aadanaha ee Euro-Mediterranean ayaa ku eedeeyay Israa’iil in ay gashay “dambi dagaal”, kadib dilkii ay ciidamada qaaska ee Israa’iil oo iska dhigayay dhaqaatiir iyo kalkaalisooyin ay kula kaceen saddex dhallinyaro Falastiiniyiin ah oo ku sugnaa isbitaal ku yaalla Jenin.

Mid ka mid ah dhaqaatiirta isbitaalka ayaa sheegay in ciidamada Israa’iil ay madaxa ka toogteen saddex rag iyaga oo hurdaya. Sidoo kale waxa uu sheegay in ay weerareen shaqaalihii caafimaadka.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker