Komishanka Doorashooyinka Oo War Laga Baahiyaay Beeniyaay

Komiishanka Doorashooyinka Qaranka JSL waxaa uu beeninayaa wararka been-abuurka ah ee lagu faafiyey baraha bulshada ee lagu sheegay in la iibinayo xarunta guud ee KDQ.

Sidaa daraadeed KDQ wuxuu ku wargelinayaa guud ahaan bulshada iyo saxaafadda JSL ba in warkaasi yahay wax-ba-kama-jiraan, waxaanu ku boorinaynaa innay ka fogaadaan falkinta iyo faafinta wararka been-abuurka ah.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker