“Jabkii Ciidamada Qaranka Soo Gaadhay Waxay Haayd Mu’aamarad qorshaysan Oo Xukuumaddu Ku Tallo Gashay”

Xildhibaan Mustafe Khayreeye ayaa arrimahan ka sheegay Golaha Wakiilada fadhigoodii ay yeesheen.

“Jabkii Ciidamada Qaranka Soo Gaadhay Waxay Haayd Mu’aamarad qorshaysan Oo Xukuumaddu Ku Tallo Gashay”

“In magaalo aan cidi joogin in la weeraro waxay ahayd siyaasad ay madaxda iyo masuuliyiinta jooga isla ogaayeen oo laga danbeeyey”

“Waxaan soo jeedinayaa in guddi baadhiseed oo golaha ah la sameeyo dhibaatooyinkii dhacay iyo in loo yeedhoo masuuliyiintii arrimaha khuseeyeen”

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker