Hogaanka Xisbiga Waddani oo Boqday muwadinkii Xiniinta laga Saaray

Musharrax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro, Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan lataliyaha arimaha saxaafada ee murashaxa Muniir Axmed Cigaal iyo saraakiil kale oo ka tirsan xisbiga Waddani ayaa booqasho ugu tagay Maxamed Cali oo Xiniinta laga Saaray, kaddib dhaawac kusoo gaadhay dibad-bixii dhawaan Hargeysa ka dhacay.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker