Guddomiyaha Waddani oo Dalka ku soo Wajahan

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan, oo ku soo jeeda Magaalada Hargeysa, ka dib muddo uu safar shaqo ugu maqnaa Dalka Ingiriiska.
Guddoomiye Xirsi oo ka hadlayey ku soo guryo noqoshadiisa Dalka ayaa yidhi

“Waxa aan guud ahaan bulshada Somaliland ugu baaqayaa wadajir iyo midnimo aniga oo ku boorrinaya in loo diyaargaroobo doorashooyinka astaysan iyo isbeddelka khayrka qaba ee inoo soo socda!”

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker