Raysal-wasaare ku xigeenkii dalka Itoobiya oo iscasilay

Raysal-wasaare ku xigeenkii dalka Itoobiya ahaana wasiirkii arrimaha dibadda ee xukuumadda Abiye Axmed, Mr Demeke Mekonnen ayaa si rasmiya isaga casilay xilkiii uu hayey tan iyo sannadkii 2020, sida ay baahisay AddisStandard.

Is casilaadda wasiirkan ayaa ku soo beegmaysa xilli uu kacdoon xooggani ka jiro gobolka uu ka soo jeedo ee Amxaarada, iyadoo lagu baddalay Agaasimihii Hay’adda Sirdoonka Itoobiya Temesgen Tiruneh.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker