Hogaamiyayaasha Afrika oo soo dhaweeyay heshiis ay gaareen Ukraine iyo Ruushka

Hogaamiyayaasha Koonfur Afrika iyo Ivory Coast ayaa soo dhaweeyay heshiis ay kala saxiixdeen Ukraine iyo Ruushka oo dhigaya in Qamadiga iyo Galleyda laga dhoofiyo dekedaha Ukraine.

Waa heshiiskii ugu horreeyay ee ugu weyn oo ay ku lug leeyihiin xukuumadda Moscow iyo Kyiv tan iyo markii ay bilowdeen iskahorimaadka bishii Febraayo – waxaana looga golleeyahay in hoos loo dhigo qiimaha sare ee badarka, iyo in dib loo soo celiyo saadka dalalka hadda ay cunto yaraantu ka jirto.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker