Israa’iil oo khasaarihii ugu xumaa kasoo gaaray dagaalka Qasa

Waa kuwan wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka Qasa:

  • Ciidamada Israa’iil ayaa sheegay in 24 ka mid ah askartooda lagu dilay Qasa Isniintii – waana maalintii ugu dhimashada badneyd ciidamadooda tan iyo markii uu billowday howlgalkooda dhulka.
  • Sida laga soo xigtay wasaaradda caafimaadka ee Xamaas ay maamusho, ugu yaraan 25,295 qof – oo u badan dumar iyo carruur – ayaa lagu dilay Qasa tan iyo markii uu billowday ololaha militariga Israa’iil.
  • Milatariga Israa’iil ayaa sheegay in ay soo afjareen hareeraynta magaalada Khan Younis ee koonfurta dalkaasi

Saraakiisha Falastiiniyiinta ayaa ku eedeeyay ciidamada Israa’iil in ay xoog ku galeen

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker