Faahfaahin ka soo baxaysa weerar dad badan ku dhinteen oo ka dhacay Ruushka

Koox ka tirsan ciidamada Ukraine ee ka howlgala gobolkaasi ayaa sheegay in aysan iyagu geysan weerarka. Mr Pushilin ayaa eedeyn u jeediyay Ukraine.

BBC-du ma xaqiijin karto sida ay wax u dhaceen maadama warar kala duwan ay soo baxayaan.

Sawirro ay daabacday wakaaladda wararka ee Reuters ayaa u muuqday kuwo muujinaya dukaanno burburay, iyo sidoo kale meydad daadsan waddada.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker