Aqalka cad oo ku adkeystay abuuritaanka dowlad Falastiini ah

Aqalka Cad ayaa ku adkeystay in abuuritaanka dowlad Falastiini ah ay tahay habka kaliya ee lagu sugi karo ammaanka Israa’iil, kaddib markii ra’iisul wasaarihiisa – Benjamin Netanyahu – uu si cad u diiday fikraddaas.

Afhayeen u hadlay Washington ayaa sheegay inay iska caddahay in Maraykanka iyo Israa’iil ay wax u arkaan si kala duwan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker