Ciidamo ka soo Goostay Huwanta Lascaanood
Ciidamado ka soo goostay deegaanka Ceegaag oo ee gobolka sool oo ciidanka qaranka somaliland kusoo biiray
โ Waxaanu aragnay in wixii aanu sanadka u dagaalamaynay ay siyaasadaysnay oo aanu ahayn masayr iyo dan dhulbahante midna,
Halgankii SSC markaanu aragnay in uu Puntland isku beddelay waxaanu goโaan sanay in aanu Somaliland kusoo noqono, waanala soo dhaweeyey cidna waxba nama yeelin,
kuwa jooga halkii aanu ka nimi waxaanu leenahay waddadu way furantahe so mara hadii kale waa ballan in aanu deegaanka idinku nimaadno oo idin soo qaadno idinko jabeelaysanโ.
Ciidamo wata Tiknikadii dagaalka oo ka soo goostay kooxihii ka dagaalamayey laascaanood oo isku soo dhiibay Ciidanka qaranka somaliland qaybtooda 7aad ayaa sidaasi warbaahinta u sheegay