Ra’iisal Wasaare ku Xigeenka Ethiopia ayaa ku sugan magaalada Davos ee dalka Switzerland.

Ra’iisal Wasaare ku Xigeenka Ethiopia ahna Wasiirka arrimaha Dibadda, Demeke Mekonen, ayaa ku sugan magaalada Davos ee dalka Switzerland.
Mr. Mekonen ayaa la filayay in uu maanta isaga iyo wafdi uu hogaaminayaa kasoo degaan Hargeisa wafdigaasi oo hadalhayn badani ka taagan tahay in la celiyay diyaaraddii ay saarnaayeen sida ay sheegtay Hay’adda duulimaadyada Rayidka ah ee Soomaaliy

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker