Xeer Ilaalinta oo Sirdoonka ku Amartay in Lagu Soo Wareejiyo Wariye ilig

Ku xigeenka Xeer ilaaliyaha guud ahna Madaxa xafiiska Xeer ilaalinta Gobolka Maroodijeex, Cabdiraxmaan Iid Maxamed, ayaa ku Amray Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka ee Somaliland in uu Kiiska Guddoomiyaha MM-TV ku Wareejiyo Hogaanka Baadhista Dambiyada Ee Booliska.
Amarka Xeer ilaaliyaha ayaa soo baxay kadib markii shalay Maxkamad Militeri la Horgeeyay guddoomiyaha MM-TV, Maxamed Cabdi Ilig oo Xidhan Maalintii 9-aad.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker