Wasaaradda caafimaadka ee Xamaas ay maamusho oo sheegtay in 135 kale lagu dilay Qaza

 weerarada ka dhacay badda cas iyo Yemen ayaa lala xiriirinayaa dagaalka Israel ka wado Qaza.

Wasaaradda caafimaadka ee Xamaas ay maamusho ee Gaza ayaa sheegtay in 23,843 lagu dilay halkaas tan iyo 7dii Oktoobar markii Israel weerarka ay Xamas ku qaadday.

Tirada waxaa ku koroday ilaa 135 oo qof marka loo fiiriyo wadarta jimcaha la shaaciyay. Wasaarada ayaa sidoo kale sheegtay in ay diiwaan galisay 60,317 dhaawac ah.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker