Jabuuti oo ku baaqday shir aan caadi ahayn oo looga hadlayo xisadda Soomaaliya iyo Itoobiya

Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ku baaqay shir madaxeed ay isugu yimaadaan dalalka xubnaha ka ah ururka IGAD, kaas oo looga hadlayo qodobo ay ka mid yihiin xiisadda u dahxeeysa dowladaha Somaliya iyo Itoobiya, iyo weliba colaadda dalka sudan. Shirka ayaa ku soo beegmayo xilli ay taagan tahay xiisad ka dhalatay heshiiskii is-afgaradka ahaa ee dhex maray Itoobiya iyo jamhuuriyadda gooni isutaageeda ku dhawaaqday ee Somaliland. 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker