Madaxweyneyaasha Jabuuti Iyo Eritrea Oo Kulmay Markii Ugu Horreysay Muddo Toban Sanno Ah Ku Kulmay
Jiddah (OWN)-Magaalada Jidda ee dalka Sucuudiga waxaa markii ugu horreysay muddo toban sano ah ku kulmay madaxweyneyaasha dalalka Jabuuti iyo Eritrea, Halkan hoose ka DAAWO