Xamaas oo ka hadashay weerarada Israa’iil ay ku qaadday Marinka Qasa

Wasaaradda caafimaadka Qasa ee Xamaas ay maamusho ayaa sheegtay in 57 dhimasho ah laga diiwaan geliyay isbitaalka al-Aqsa 24-kii saac ee lasoo dhaafay.

War qoraal ah oo lagu daabacay barta Telegram ayaa lagu sheegay in 65 qof oo dhaawac ah la geeyay isbitaalka oo ku yaala bartamaha QaSa .

Isniintii, kooxaha gargaarka caalamiga ah ayaa sheegay inay ka baxayaan isbitaalka, sababtoo ah weerarrada Israa’iil ee aaggas ayaa ah kuwo aan kala joogsi lahayn.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker