Siciid Deni oo Markale Loo Doortay Madaxweynaha Puntland

Madaxweyne Deni, ayaa markale loo doortay madaxweynaha Puntland, isagoo ka adkaaday musharraxiin badan oo isu-bahaystay.

Doorashada Deni, ayaa guul-darro siyaasdeed ku ah madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo dedaal ku bixiyay in uu rido Deni, si uu ula soo baxo wasiirkiisa arrimaha Dibadda Abshir Huruuse.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker