Musharax Cabdiraxmaan Cirro oo Hambalyeeyay Golaha Guurtida

Musharax Cabdiraxmaan Cirro oo Hambalyeeyay Golaha Guurtida isagoona ku hambalyeeyaay Xeerka Doorshooyinka ee ay maanta ansixiyeen Waxanu qoraal uu soo saray u dhignaa Sidan :-

Waxa aan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa xubnaha Aqalka Golaha Guurtida Jamhuuriyadda Somaliland ee maanta codka aqlabiyadda ah ku ansixiyey Xeerarka doorashooyinka isku sidkan ee Xeer 14/ Xeer 91 ee Doorashada Madaxtooyada iyo Ururada siyaasadda /Xisbiyada Qaranka.

Waxaa maanta marag ma doon ah oo caddaatay in dhabadii doorashooyinka isku sidkanaa uu dalkani qaaday, sidaas darteed, dhammaan shacbiga ku nool Jamhuuriyadda Somaliland ha u diyaar garoobeen doorashada muddeysan ee 13ka November 2024.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker