Daawo Mulkiilihii Shirkadda Liisannada Lafta ah Ee Somaliland Oo Jabhadda Caarre Kubiiray
Boossaaso(OWN) General-Siciid Cawil Jaamac (Caarre) Ayaa Xarunta Jabhadda uu hoggaamiyo ee Magaalada Qardho wuxu maanta kusoo dhoweeyey Mulkiilihii Shirkadda Liisannada Lafta ah Ee Somaliland Sekeriye Nuur C/laahi
Muuqaalka Warkaas Halkan hoose Kadaawo