Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Mustafe Shiine ayaa qoraalkan kasoo saaray xadhiga Wariyeyaasha MMTV.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Mustafe Shiine ayaa qoraalkan kasoo saaray xadhiga Wariyeyaasha MMTV.
Waxanu Qoralka uu Soo Saaray u dhignaa sidan :
“Masuuliyiinta hay’adaha amniga qaabilsan ee gacanta ku haya kiiska madaxda TVga MMTV , Ayaa u xaqiijiyay wasiirka Warfaafinta dhaqanka iyo wacyigelinta JSL oo ay weheliyaan wasiirxigeenka iyo Agaasimaha guud in xadhiga wariyayaashaasi aanay la xidhiidhin barnaamijkii xalay ay soo qaban qaabiyeen.
Masuuliyiinta hay’ada amniga oo uu wasiirku kula kulmay xafiiskiisa una xilsaaran ka hortaga wixii wiiqaaya qarankan Somaliland, ayaa sidoo kale balan qaaday in sida ugu dhaqsaha badan ay u geyn doonaan hay’adaha garsoorka.”

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker