Mareykanka oo sheegay in Ruushka uu adeegsanaayo gantaallada riddada dheer ee Kuuriyada Waqooyi

Mareykanka oo sheegay in Ruushka uu adeegsanaayo gantaallada riddada dheer ee Kuuriyada Waqooyi Mareykanka ayaa sheegay in Ruushka uu u adeegsaday gantaalada riddada dheer oo ay siisay Kuuriyada Waqooyi si uga caawiyaan dagaalka ay kula jirto Ukraine.

Afhayeenka Golaha Amniga Qaranka John Kirby ayaa arrintan ku tilmaamay “mid muhiim ah oo quseysa xiisadda la xiriirta taageerada Pyongyang ee Ruushka. Waxa uu sheegay in Mareykanka uu arrintan horgeyn doono Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, isla markaana uu cunaqabateyn dheeraad ah ku soo rogi doono dadka ka shaqeeya fududeynta isu gudbinta hubka.

Moscow waa ay diidday wax wada shaqayn ah oo ka dhaxeeya iyada iyo Pyongyang

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker