Dhegayso: Ururka ONLF oo ka shiraya xaaladda siyaasadda ee Dalka Itoobiya iyo Saamiga Soomaalida

Ururka ONLF ayaa maanta shir jaraa’id oo ay ku qabsadeen magaalada Addis Ababa kaga hadlay siyaasadda Itoobiya ee xilligan kala-guurka ah iyo doorka Soomaalida.

Haddaba shirkaasi jaraa’id kadib ayaa Haaruun Macruuf uu khadka telefoonka ee Addis Ababa uu kula xidhiidhay Xoghayaha Guud ee Ururkaasi Cabdiraxmana Mahdi.

please wait

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker