Ciidanka Booliska oo Gacanta ku Dhigay Suuriyaan Mudisho Dahab ka Soo Dhacay
Ciidanka Booliska dowlad goboleedka Puntland ayaa gacanta ku dhigay afar ruux oo ajaanib ah kuwaas oo ku eedeysan inay Magaalada Muqdisho ka qaateen Dahab gaaraya 940 Garaam ayna baxsad ka ahaayeen cadaaladda.
Eedaysanayaasha Boliisku qabtay ayaa kala ah, Cabdikariin Axmed Almuhamed, Jamiila Qasi Yuusuf, Cabdalla Cabdikariim Axmed, iyo Malay Cabdi bdikarim Ahmed
Boliiska ayaa sheegay in xubnahaan Suuriyaanka ah ee saaka lagu qabtay Qardho la horgeyn doono Cadaaladda.