Denmark oo ansixisay sharci diidaya in la gubo qur’aanka

Baarlamanka Denmark ayaa dhowaan ansixiyey sharci mamnuucaya in nuqulka Qur’aanka ah lagu gubo meelaha dadweynuhu isugu yimaadaan.

Arrintan oo dhowr jeer horey uga dhacday Denmark iyo Sweden ayaa muslimiin badan oo ku nool labadaas wadan iyo caalamkaba ay aad uga caroodeen, iyada oo ay dhaceen dibadbaxyo waaweyn oo lagu diidanaa.

Sharcigan ayey dowlada Denmark u bixisay sharciga qur’aanka.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker