Xisbiga Waddani Oo Gudoomiye Usoo Magacaabay Gobolka Awdal
Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Ciro ayaa waxaa uu magacaabey gudoomiyaha cusub ee xisbiga Waddani u qaabilsanaan doona gobalka Awdal kadib markiiĀ uu dhawaan is casilay gudoomiyihii hore