Wararkii ugu dambeeyey doorashada dalka DR Congo

Codeynta ayaa maalintii labaad shalay oo khamiis ah ka socotay qeybo ka mid ah dalka Jamhuuriyadda Dimoqraadiga ee Congo, halkaas oo sanduuqyo codad oo la waayay iyo kuwo lala soo dib dhacay ay ka hor-istaageen muwaadiniinta dalkaasi inay codadkooda dhiibtaan.

Boqolaal qof oo ku nool magaalada Goma ee xarunta gobolka Kivu ee bariga dalkaas ayaa habeenkii ku beryay safaf dhaadheer oo ay uga jireen xarumaha codbixinta, halka kuwo kale oo badan ay sugayeen fursad ay ku codeeyaan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker