Ingiriiska oo Rwanda siiyay $125 milyan oo doolar oo hor leh si magangalyo doonka loo geeyo halkaas

Dawladda Ingiriiska ayaa siisay dalka Rwanda in k abdan $100 milyan oo doolar si ay halaas u gayso dadka mgangalyo doona ah ee dalkeeda jooga.

Lacagtaan ayaa la siiyay Rwanda bishii April, sida ay sheegay waaaradda arimaha dibadda.Horay ayaa loo siiyay $175 milyan dalka Rwanda.

Sidoo kale waxaa la rajeynayaa in $60 milyan oo kale la siiyo sanadka soo socda.

Arrintaan ayaa imaaneysa saacado kadib markii ra’iisl wasaaraha Ingiriiska Rishi Sunak uu wacad ku maray “inuu hawshaan dhameys tiri doono” isaga qorshahaas soo noolaynaya kadib is casilaadii wasiikiisii soo galootiga ee todobaadkaan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker