Doorashada Ruushka: Vladimir Putin oo markiisii shanaad tartamaya

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa ku dhawaaqay inuu markii shanaad u tartmayo madaxweynenimada dalkiisa doorashada la filayo inay dhacdo bisha Maarso.

Putin ayaa hadalkaan uga dhawaaqay masraxa uu abaalmarino ku gudoonsiinayay ciidamo ka dagaalamay Ukriane.

Doorashada Ruushka ayaa loo mudeeyay inay dhici doonta bisha Maarso ee sanadka 2024 ta.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker