Militariga Nigeria oo raali gilin ka bixiyay fal ay ku dileen dad aan waxba galabsan

Milateriga Nigeria ayaa raaligelin ka bixiyay weerar xagga cirka ah oo lagu dilay 85 qof oo rayid ah oo aan waxba galabsan, waxayna sheegeen in mustaqbalka ay kaliya duqeyn doonaan bartilmaameedyo “100% ay hubaan” .

Shir jaraa’id oo uu qabtay Khamiistii, Agaasimaha Hawlgallada Warbaahinta Difaaca Sareeye Gaas Edward Buba ayaa sheegay in ciidanku ay heli doonaan “tababar dheeraad ah” iyo “faham dheeri ah oo ku saabsan hab-saxda ah ” ee ay tahay inay uga fiirsadaan weerarrada cirka.

Gen Buubaa waxa uu sheegay in ciidanku ay wax ka qaban doonaan dhacdada duqaynta cirka ah “si adag”.

Duqeynta ayaa dhacday markii dadka tuulada Tundun Biri ay isugu soo baxeen xaflad diimeed fiidnimadii Axadda.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker