Dowladda dalka Turkiga oo sheegtay in eedeysane Maxamed Xasan Sheekh Maxamud uu dalka ka baxsaday .

Duqa magaalada Istanbul ayaa maanta oo Jimco ah sheegay in qoyska dhibanaha geeriyooday iyo shacabka Turkida ay aad ugu careeysan
Yihiin dilka iyo baxsashada wiilka uu dhalay Madaxweyne Xasan Sheekh.
“Waan ku raad joognaa eedeysanaha oo dalka ka baxsaday. Waa inuu helaa cadaalad marxuumka, wiilka Madaxweynaha Somaliya kama weyna sharcigeena. Waana soo heleynaa” ayuu yiri Ekram Imamoglu duqa Istanbul

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker