Dab ka kacay xero qaxooti oo ku taala Qasa iyadoo duqeymuhuna socdaan

Ciidamada Israa’iil ayaa wadda duqeymo ay ka geeysaneyso xerada qaxootiga Jabalia oo ku taala waqooyinka marinka Qasa, iyadoo taangiyada Israa’iil ay ku sii baahayaan bartamaha xerada.

Wariye maxali ah oo lagu magacaabo Hossam Shabat, oo ka soo warramaya waqooyiga Qasa ayaa warkaas ku baahiyay baraha bulshada.

Xeradaas ayuu sheegay inay ku noolyihiin ilaa 15,000 oo qof oo barakacayaal ah, waxaana lagu soo warramayaa in gawaarida gurmadka deg degga ah aysan gudaha u gali karin xeradaas.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker