Israa’iil oo xog dheeri ah ka soo saartay howlgalkeeda Qasa

Ciidamada difaaca Israa’iil ayaa sheegay inay sii wadayaan dagaalka ay kula jiraan ururka Xamaas eek u sugan marinka Qasa iyo sidoo kale magaalada Kahn Younis.

War-saxaafadeed ay soo saartay dowladda ayaa lagu sheegay in ‘ciidamada difaaca israa’iil ay weerarro la beegsadeen tobanaan qof.

Waxay intaa ku dareen in ay sidoo kale beegsadeen xarun military oo ay leeyihiin Xamaas oo ku yaala Jabaliya, halkaas oo ay sheegeen inay ku dileen dhowr dagaalyahan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker