Waddan Yurub oo ah oo dal Afrikaan ah u celiyay taalo qadiimi ah oo laga soo qaatay xilli hore

Dawladda Switzerland ayaa ku wareejisay jisay dawladda Libya taalo la’aaminsan yahay inay jirto in ka badan 2000 oo sano. Taalada ayaa lagu wareejiayay safaaradda Libya ay ku leedahay dalkaas.

Taaladaan oo ah farshaxan laga sameeyay madax haweeneey, cabirkiisuna yahay 19cm oo dherer ah, ayay sheegtay dawladda Switzerland in la sameeyay taariikh fog.

Farshaxan kaan ayaa sanadkii 2013 kii laga helay baqaar ku yaalla Geneva balse waxaa si sharci ah ula wareegay dawladda sanadkii 2016 kii.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker