Somaliland oo lagaga Dhawaqay Roob Doon

Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Cabdilaahi Daahir Jamac (Baashe) ayaa Shacabka Somaliland ugu baaqay in maalinta axadda ah layskugu soo baxo roob doon guud ahaan dalka oo dhan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker