Madaxwaynaha Dalka Iiraan Hassan Rouhanni : Nabad Lagu Mari Maayo Biyo Mareenda Caalamka

Madaxweynaha Iiraan mr Xasan

Madaxweynaha Iiraan mr Xasan Ruuxaani ayaa hoos u dhigay hanjabaada Mareykanka ee ka dhanka ah ganacsiga shidaalka ay Iiraan dibada u Dhoofiso.

Mr Ruuxaani ayaa tilmaamay hadii dalkiisa laga carqaladeeyo ganacsiga dibada aysan amni ku mari doonin maraakiibta ganacsi xeebaha Caalamka.

Wadamada quwadaha leh waa in ay ogaadaan hadii Iiraan ay awoodi weyso ganacsiga dibada aysan nabadgali doonin maraakiibta kale ee Ganacsiga.

Mr Ruuxaani ayaa hadalkiisa ku soo koobay in cadaadiska ganacsi ee ka dhanka ah Iiraan ay dhalin doonto amni darro soo wajahda maraakiibta ganacsi ee mareysa marin biyeedyada Dunida.

Hogaamiya Iiraan ayaa dhanka kale u riyaaqay ciidanka difaaca ee Dalkiisa.

ayaa hoos u dhigay hanjabaada Mareykanka ee ka dhanka ah ganacsiga shidaalka ay Iiraan dibada u Dhoofiso.

Mr Ruuxaani ayaa tilmaamay hadii dalkiisa laga carqaladeeyo ganacsiga dibada aysan amni ku mari doonin maraakiibta ganacsi xeebaha Caalamka.

Wadamada quwadaha leh waa in ay ogaadaan hadii Iiraan ay awoodi weyso ganacsiga dibada aysan nabadgali doonin maraakiibta kale ee Ganacsiga.

Mr Ruuxaani ayaa hadalkiisa ku soo koobay in cadaadiska ganacsi ee ka dhanka ah Iiraan ay dhalin doonto amni darro soo wajahda maraakiibta ganacsi ee mareysa marin biyeedyada Dunida.

Hogaamiya Iiraan ayaa dhanka kale u riyaaqay ciidanka difaaca ee Dalkiisa

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker