Hawada sare ee Qasa oo qiiq qariyay iyo faahfaahin ka soo baxaysa

Hawada sare ee Qasa ayaa la soo warinayaa in laga arkayo qiiq cirka isku shareeray.

Wararka ayaa sheegaya in laga yaabo in kooxaha falastiiniyiinta qaarkood ay rasaas ku fureen ciidamada Israa’iil – iyaga oo aan ka war qabin in xabbad joojinta la kordhiyay.

Muddo 48 saacadood ah ayaa lagu daray xabbad joojintii hore oo shalay ku ekeed

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker