Ururka Caafimaadka Adduunka oo ‘aad uga walaacsan’ bukaannada Cusbitaalka al-Shifa

Hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa maanta sheegtay in ay sida ugu dhaqsaha badan uga shaqaynayso daad gureynta cisbitaallada waqooyiga Qaza

Afhayeen u hadlay ayaa sheegay inay “aad uga walaacsan yihiin badqabka 100-ka bukaan iyo shaqaalaha caafimaadka ee ku haray al-Shifa”.

Dr Mohamed Ghoneim, oo maanta la hadlay BBC, wuxuu ka shaqaynayay isbitaalka al-Shifa ilaa maalmo ka hor.

Waxa uu isku dayay in uu la tashado bukaannadii iyo asxaabtiisa cusbitaalka si uu u ogaado in ay u suurtagashay in ay ka baxaan balse uma suurta galin ilaa hadda in uu helo.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker