Milatariga Israa’iil oo sheegay inay dileen hogaamiye caan ah oo ka tirsan Xamaas

Milatariga Israa’iil ayaa sheegay inay dileen hogaamiye sare oo ka tirsan ururka Xamaas, xili u uku sugnaa magaalada Khan Yunis ee koonfurta Qasa.

Bayaan ay soo saareen ayay ku sheegeen, in taliyahaas ururka Xamas ee ku sugan Khan Yunis la dilay isaga iyo mid labaad oo aysan magacaabin, kadib markii lagu bartilmaameedsaday weerar xaga cirka ah.

Xamaas ayaa hore u sheegtay in la dilay in ka badan 27 qof halka la dhaawacay tiro kor u dhaafeysa 90 qof kadib markii Israa’iil ay weerrar xaga cirka ah ka fulisay iskuul ay maamusho Q

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker