Bisadda Soomaali ee lay dhashay Itoobiyaanka ee dunida caanka ka noqotay

Bisada loo yaqaano Somali ayaa xilligan caan ka ah adduunka oo dhan, iyada oo lagu tilmaamay inay tahay bisad dhexdhexaad ah ooleh muuqaal qurxoon, isla markaana lagu garto tamar cajiib ah iyo dhogor qurux badan.

Dareenka mulkiilayaashoodu aad bay muhiim ugu yihiin bisadahaan, in kasta oo bisadaha ay seexdaan qiyaastii 16 saacadood maalintii, haddana bisadda Soomaali, aad bay uga heshaa in ugu yaraan hal saac ay maalintii hesho wehel, arrintan kuwa Soomaali loo yaqaanno iyo kuwa kalaba waa ay ka samin yihiin marar bada

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker