Nin Soomaali ah oo Diqalooc llgu Magac Daray

Hadii dookhaagu ahaan lahaa in lagugu magac daro xasharaadka, waxaa laga yaabaa in doorashadada kowaad aysan ahaan lahayn dibaqalooca, laakiin Axmed Ibraahim Cawaale wuxuu aaminsan yahay xaruntiisa Cawaale Dibaqallooc ay dhiiri galin u noqon doonto soo saarista saynisyahano Soomaaliyeed.

Saynis-yahankan 66 sano jirka ah ee ka soo jeeda Somaliland ayaa abaalmarino ku helay cilmi baarisyo uu ku sameeyey noocyada dibqallooca ee deegaanka dhowr iyo tobankii sano ee ka shaqaynayey ilaalinta deegaanka

“Inta badan noocyada laga aqoonsaday Soomaaliya iyo Somaliland eel eh sifada dhirta ama xayawaanku yeelan karaan sida kua a Yurub ama Ameerika laga helo.” ayuu yidhi isaga oo la hadlay BBC-da.

Laakiin dhallinyaro badan oo halkan jooga, waxay ku dhiirri-gelinaysaa inay ogaadaan in noocyadan loogu magacdaray Cawaale – ka dib Cawaale waa Soomaali. Waxaa si cad u soo iftiimay ku faankii uu ku lahaa sharaftan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker