Milatariga Israa’iil oo shaaciyay tirada kaga dhimatay dagaalka iyaga iyo Xamaas u dhaxeeya

Milatariga Israa’iil ayaa sheegay in in ka badan 2 askari looga dilay dagaalka Qasa, tan iyo markii uu bilowday duullaanka dhulka ah dabayaaqadii bishii aan ka soo gudubnay ee Oktoobar.

Labada askari ayaa tirada Israa’iil kaga dhimatay dagaalka ka dhigeysa 50 sida ay sheegeen ciidamada Israa’iil.

Milatariga Israa’iil ayaa sheegay in Kfir Itzhak Franco iyo Asaf Master ay yihiin labada askari ee uga dhintay dagaalka dhulka.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker