Maraykanka Oo NATO Ka Dalbaday Kor U Qaadida Faragalinta Ciidan Ee Barriga Dhexe

Xoghaya guud ee NATO Jens Stoltenberg, ayaa cambaareeyey weerarka ay Iran ku qaaday saldhigyada Maraykanka xakay.

Waxaa uu sheegay in ay aad iyo aad uga xun yihiin tilaabadda ay qaaday Iraan, islamarkaana ay ka shaqeyn doonaan helida xal wax ku ool ah.

Waxaa uu Iran gu baaqay inay colaad hor leh ka fogaadaan.

Hadalkan Xogahaya Guud ee NATO  ayaa yimid kadib markii uu Maraykanku kaalmo ka dalbaday NATO si ay kor ugu qaadaan faragalin lagu sameeyo gobolka bariga dhexe, isaga oo khadka tilifoonka kula hadlay Trump.

 

Jens Stoltenberg

@jensstoltenberg

I condemn the Iranian missile attacks on US & @coalition forces in Iraq. calls on Iran to refrain from further violence. Allies continue to consult & remain committed to our training mission in Iraq.

View image on Twitter

Madaxweynaha Iran Hassan Rouhani ayaa sheegay in jawaabta ugu dambaysa ee dilkii Sulaymaani ay tahay “in ciidamada Maraykanka laga saaro gobolka oo dhan.”

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker