Waligaa xabsi lugahaada ma ku raadsatay oo ma sameeysay wixii aad ku mutaysan laheed?

Nin hoy la’aan ahaa oo seexan jiray gaarigiisa agtiisa ayaa waxaa xabsi daa’in ku xukuntay maxkamad Jarmal ah sababo la xiriira inuu si ku talagal ah uu u jiiray nin baaslkiil wato isagoo doonayey in la xiro oo xabsiga la dhigo.

Ninkii baaskiilka waday oo aan garanaynin cidda soo waxyeellada gaarsiisay ayaa waxaa soo gaaray dhaawac culus isagoo marayey halka loogu talo galay baaskiilada ee gobolka waqooyi ee Lower Saxony.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker