Daawo:-Hooyooyin Ku Ganacsada Agagaarka Madaxtooyada Somaliland Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Dawlada Hoose Ee Hargaysa.
Hargaysa-(OWN)-Hooyooyin Ku Ganacsada Agagaarka Madaxtooyada Somaliland Ayaa Wax Ay Cabasho Xoogan Ka Muujiyeen Dawlada Hoose Ee Magaalada Hargaysa. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan