Dhimashada milatariga Israa’iil oo korodhay

Israa’iil ayaa sheegtay in in ka badan 11 askari la dilay shalay oo Talaado ahayd. Milatariga Israa’iil ayaa tiradaan sheegay xilli ay ka hadlayeen guudahaan dadka ku dhintay dagaalka ay Xamaas kula jiraan.

Tirada guud ayaa hadda gaartay 326 qof, oo ay ku jiraan 11-ka askari ee shalay lagu dilay Qasa. Askarta laga dilay Israa’iil aya ada’doodu u dhaxaysaa 19 ilaa 20.

Wararka ayaa sheegaya in askartaan intooda badan dilkoodu uu dhacay toddobadii bishii Oktoobar markii Xamaas weerar ku ekaysay qaybo badan oo ka mid ah aagagga ay joogaan milatariga Israa’iil.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker