Sanaag : Wiil Ku Godoonsan God Macadanta Laga Qodo

Deegaanka Milxo ee ee buuraleyda Calmadow ee gobalka Sanaag. Waxaa god dahab ah ku dhacay wiil lagu magacaabo Maxamed Siciid Cali, xili uu halkaasi ka qodanayay dahab isaga iyo koox kale oo la socotay
Wali lama gaadhin godka iyo meesha uu ku jiro Maxamed balse waxaa socda dadaal lagaga soo samata bixinayo godkan uu ilaa xalay ku jiray.
Aynu u duceyno dhamaan inuu Alle soo badbaadiyo Wiilkas.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker