Israa’iil oo sheegtay inay 100 diyaaradaha dagaalka ah xalay dul geysay Gaza

“Ku dhawaad boqol diyaardaha dagaalka ah” ayay Israa’iil u isticmaashay duqaynta ay xalay ka geysatay marinka Gaza, sida ay sheeganna ay ku bartilmaameed sadeen boqolaal goob oo ay Xamaas ku sugnaayeen, warkaan waxaa laga soo xigtay taliya ciidamada cirka Israa’iil, Sareeye Guuto Gilad Keinan.

Qoraal ay soo dhigeen barta X ayay ciidamada Isra”iil ku sheegeen inuu cad yahay u jeedka weeraradooda cirka – in lagu burburiyo meel walba oo ay taabato Xamaas.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker