Faahfaahin ka soo baxaysa weerar dad badan ku dhinteen oo ka dhacay Mareykanka

Saraakiisha gobolka Maine ee dalka Mareykanka ayaa sheegay in boqollaal ka tirsan ciidamada dalkaasi ay ku lug leeyihiin raadinta nin toogasho wadareed ka gaystay magaalada Lewiston.

Waxay sheegeen inuu jiro khasaare kala duwan, iyadoo warbaahinta Maraykanku ay ku warramayso in in ka badan labaatan qof laga cabsi qabo inay dhinteen.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker